Source text in English | Translation by Abdirahid Hussein (#30064) |
The Beginning All in a moment, years ago, The boy I was became a man: Suddenly my life began! I saw the world before me— So That ploughman by his horses stands Sweating on the first hill's brow, Having left the riverlands Furrowed in the vale below, And sees a mountainside to plough, Barren rock to blunt his share, Thunder hanging in the air, And the black peak above him, bare, Waiting now. —Let him plough it if he dare! | Waxay ahaataba, sannado ka hor, maandhowgii yaraa wuxuu isku rugay nin: Si il ma aragta ah nolosheyda ayaa bilaabatay! Waxaase igu soo wajahan waa dunida - tacbuduhu iyo fardihiisaba waxay ku dul dhidadayaan buurta ugu soke, maadama ey kasoo tafaxeedeysteen dhulka webiyadu oo dhex maquurta dhulka-hooseedka hoose, Wuxuuse arkooday buur dusheeda in uu tacbo, dhagxaan wax masoo saarta ah si bal adin iyo afba uga tixraaco gabalkiisa, Hawada sare waxaa ku shareereysan onkod, Waxaana soo madoobaatay fiinta sare ee dushii, war cad, Ayaa sugaya --Ha tacbo bal hadduu se karo! |